Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Waqti firaaqo oo macno leh

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Isboortigu wuxuu gacan ka geystaa carruurta leh khibrado wanaagsan waqtiyada firaaqada. Waxay dareemaan karti iyo horumarin ku saabsan waxqabadyada ay ka qaybgalaan, iyo markaad ka mid tahay bulshada, waxaad u abuureysaa saaxiibtinimo carruurta kale ee cimrigaaga oo dhan socon kara. Intaas waxaa sii dheer, qofku wuxuu bartaa waxyaabo kale, inuu iskaashi la yeesho dadka kale, qaabdhismeedka, ka shaqeynta danaha guud ama la qabsashada iska caabinta. Caruur ka badan intii hore ayaa in badan fadhiista, waana muhiim in la dhiirrigeliyo waxqabadka xagga caafimaadka si aad ugu noolaato qaab wanaagsan.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo