Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Inaad xubin ka noqoto isboortiga

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Noorway gudaheeda, waxaa kujira in kabadan laba milyan oo xubnood oo isboorti ah, sidaa darteed dad badan ayaa wax ku biiriya kooxaha isboortiga ee fududeeya howlaha xaafadaada. Xubin ahaan, waxaad leedahay xuquuq iyo waajibaad xubinnimo, taas oo macnaheedu yahay inaad bixiso khidmadda xubinnimada iyo khidmadda tababarka. Tani waxay gacan ka geysaneysaa in la hubiyo in canugaaga uu ka helo tababar wanaagsan kooxda isboortiga. Waxaad sidoo kale saameyn ku yeelan kartaa waxa ka dhaca kooxda isboortiga xubin ahaan, adoo ka qeyb gala kulanka sanadlaha ah. Waxaad sidoo kale si toos ah uga qayb qaadan kartaa tusaale ahaan. doorka tababarka, iyada oo loo marayo jagooyinka guddiga ama maareeyaha dhacdada.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo