Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Isboorti nadiif am saafi ah

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Cayaaraha nadiifka ah waxaa loola jeedaa in ay siiso qof walba fursad uu kaga qeyb galo xaaladaha isku midka ah lama oggola in la qaato laaluush ama la sameeyo wax sharci darro ah si loogu fiicnaado isboorti. Waxaa muhiim ah in cayaaraha laga daayo qishka iyo saameynta xun waana in aad raacdo sharciyada cayaaraha si caddaalad ah. Waalid ahaan, waa inaad muujisaa dabeecad wanaagsan oo aad tusaale fiican u noqotaa carruurta. Haddii aadan hubin waxa caadiga ah ama aan la ogoleyn, markaa la xiriir qof ka tirsan kooxda isboortiga.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo