Dhageyso dhacdo ku saabsan:

In si isku mid ah loo siiyo wiilasha iyo gabdhaha isboortiga

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Wiilasha iyo gabdhuhu waa inay lahaadaan fursado loo siman yahay oo ay ku ciyaaraan isboorti mana jiraan ciyaaro aan gabdhaha ka qeyb geli karin. Isboorti badan, sida orodka, dabaasha iyo barafka isboortiga, wiilasha iyo gabdhuhu inta badan waxay ku tababaraan kooxo, laakiin si gooni ah ayey u tartamaan. In badan oo isboorti kooxeed ah, sida kubbadda koleyga, kubbadda cagta iyo kubbadda laliska, kooxaha ayaa inta badan jinsi ahaan loo yaqaan. Noorway, hadafku waa qofkasta oo raba inuu awood u yeesho inuu sameeyo isboorti tanna waxay u noqoneysaa garoon amaan u ah qof walba oo ka qeybqaata.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo