Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Waa maxay kharashka kaqeybgalka cayaaraha?

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Xiriirka Isboortiga ee Noorweey wuxuu leeyahay aragti ah "Isboorti ay ka wada helaan dadka oo dhan", oo macnaheedu yahay inay rabto dad badan intii suurtogal ah inay kaqeybqaataan howlaha isboortiga. Waxaa jira tabaruceyaal badan oo ka mid ah kooxaha isboortiga, taas oo suurtagal ka dhigaysa in lagu jiro nashaadaadyo iyada oo aan kharash badani ku bixin. Intee ayey la egtahay waxay kuxirantahay hadba cayaaraha aad sameyso. Waxa kale oo jira qorshayaal lacageed oo kuu fududeynaya ka mid noqoshada koox isboorti.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo