Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Sidee loga mid noqdaa kooxda isboortiga? Jimicsigaagii ugu horreeyay

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Carruurtu waxay jecel yihiin inay firfircoon yihiin oo kooxaha isboortiga waxay bixiyaan waxyaabo badan oo wanaagsan. Raadi kooxaha isboorti ee ka jira aaggaaga oo la xiriir si ilmahaagu ugu biiro. Marka ilmuhu go'aansado isboorti, waa inaad diiwaangelisaa ilmaha oo aad bixisaa khidmadda xubinnimada. Waa muhiim in carruurtu si sax ah ugu kulmaan tababarka, labadaba tababaraha, asxaabta iyo ka dibna canugga uu helo waqti uu isku diyaariyo. Da’da yar, waa wax iska caadi ah in waalidku ka qayb qaato tababarka.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo