Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Kaalinteyda waalid ahaan xagga ciyaaraha

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Waa muhiim, iyo danta carruurta, in waalidku la socdo carruurta markay ka tirsan yihiin koox isboorti. Waxay ku dhici kartaa siyaabo badan, guriga iyo kooxda isboortiga labadaba. Waxay noqon kartaa waxyaabo ay ka mid yihiin hubinta inay carruurtu haystaan qalab, u kaxeynta iyaga oo ciyaaraya iyo hubinta inay ku kulmaan waqtigii loogu talagalay tababarka ama inaad saf u gashid tababare ahaan, xubin ka mid ah guddiga ama aad u istaagto dukaan yar inta lagu jiro dhacdooyinka ciyaaraha iyo tabobarka. Sidan oo kale, waxaad kula wadaageysaa khibradaha carruurta oo aad qeyb ka tahay horumarkooda isboortiga iyo sidoo kale fursad aad kula xiriiri karto waalidiinta kale.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo