Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Paraidrett (Ciyaaraha dadka Naafada)

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Paraidrett waa ciyaar isboorti oo loogu talagalay dadka naafada ah ee ku sugan Noorway, abaabul ayaa loo sameeyaa qof walba, iyadoon loo eegin awoodda iyo heerka, inay la kulmaan ku raaxeysiga isboortiga. Suurtagalnimaduna way badan yihiin, maxaa yeelay illaa 55 federaal oo khaas ah ayaa leh dalab, halkanna waxaad ka heli doontaa, waxyaabo kale, kubbadda cagta, xarig jiidka , doon wadida iyo kubbadda dhulka. Waxaa jira afar koox oo bartilmaameed ah gudaha cayaaraha isboortiga waxaana jira dad dhaqdhaqaaqoodu yaraaday, maqalka naafada ah, dadka araga naafo ka ah iyo kuwa naafada ah.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo