Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Isboortiga urur ahaan

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Isboortiga Noorway waa urur weyn, sidaa darteed waxaa loo qaybiyaa heerar badan. Waa wax walba laga bilaabo guddiga isboortiga illaa maamulka Xiriirka Isboortiga Norway, xiriirada gaarka ah, degmooyinka isboortiga, degmooyinka gaarka ah, golayaasha isboortiga iyo kooxaha isboortiga. Waxay ku jirtaa hay'adda ugu sareysa, golaha isboortiga, halkaasoo lagu go'aansado sida wax loo qabanayo mustaqbalka. Heer walboo shaqsiyeed wuxuu leeyahay howlaheeda si loo fududeeyo ku dhaqanka isboortiga Norwey.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo