Dhageyso dhacdo ku saabsan:

Dugnaden - wadnaha isboortiga Norway

Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport
Mennesker som elsker å utøve sin sport

Shaqada iskaa wax u qabso waa udub dhexaadka isboortiga Noorweey, hadaan tabaruc iskaa wax u qabso ah ama tabarucid la’aan waa ay adagtahay in la maamulo kooxaha isboortiga Waa wax iska caadi ah waalidiinta iyo tabaruceyaasha kale inay ku lug yeeshaan naadiyada maxalliga ah, taas oo ka caawisa carruurta ugu badan ee suurtogalka ah inay galaan waxqabadyo ay jecel yihiin. Faa'iidooyin badan ayaa ku jira tabarucidda, marka waa wax ay tahay inaad tixgeliso.

Daaro:

Waxaan kaalmo ka helnaa dadweynaha:

Logo
Logo

Nagala soco baraha Bulshada

Facebook logo